Puntland oo War kulul ka soo saartay Weerar lagu qaaday Wasiirkeeda Waxbarashada

Maamulka Puntland ayaa cambaareeyey weerar ciidamada Somaliland ku soo qaadeen wasiirka Waxbarashada Puntland xilli uu ku sugnaa degaanka Damalla Xagarre oo ka tirsan degmada Ceerigaabo isagoo kormeer ku samaynayay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland oo degaankaasi ka socday. War-saxaafadeed ka soo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland ee maanta ayaa lagu  sheegay in weerarkaas lagu soo … Continue reading Puntland oo War kulul ka soo saartay Weerar lagu qaaday Wasiirkeeda Waxbarashada